Ciidamada AMISOM oo goordhaw Jawaari ka kaxeeyay Xarunta Baarlamaanka

Ciidano katirsan AMISOM uu horkacayo taliyaha ciidankaasi  Paul Lokech ayaa goordhaw xarunta Golaha shacabka ka kaxeeyay Gudoomiyaha Baarlamaanka Soomaaliya Jawaari iyo kuxigeenkiisa 2-aad. Gudoomiye Jawaari ayaa saakay tagay xarunta golaha shacabka oo la filayay in uu ka dhaco kulan Baarlamaanka lagu horgeenayo mooshinka laga gudbiyay, hasa ahaatee Jawaari ayaa xoog u adeegsaday joojinta shirkaasi. Ciidamo hubeesan … Continue reading Ciidamada AMISOM oo goordhaw Jawaari ka kaxeeyay Xarunta Baarlamaanka